Weeriryahanka Kooxda PSG Zlatan Ibrahimović ayaa noqday Cayaariyahankii ugu badnaa ee gala OFFSIDEama garab dhaaf intii uu socday tartanka Horyaalada Yurub.
Cayaariyahan Ibra ayaa sameeyay 24-garab dhaaf intii uu socday tartankaas, halka Cayaariyahan Diego Costa uu isna noqday laacibkii labaad ee sameeya garab dhaaf gaaraya 14.
Zlatan Ibrahimović Paris 24-offsides

No comments:
Post a Comment